Google AdSense waa barnaamaj ay shirkada Google maareyso kaasi oo loogu talagalay dadka website-yada leh si ay websit-yadooyada xayeysiin u saaraan ayna kaga faa’idaan booqadayaasha website-kooda soo booqanaya.
Sidoo kale Google Adsense waxaa loogu talagay dadka barta Youtube muuqaalada soo geliya, si ay muuqaaladooda u saartaan xayeysiin ayna kaga faa idaan daawashada muuqaalkooda

0 Comments